DHAGEYSO:Haweenka Mandera oo cambaareeyay kufsi dhawaan dhacay

Haweenka u ololeeya arrimaha bulshada , horumarinta dumarka iyo ehellada gabadh dhawaan lagu faraxumeeyay ismaamulka Mandera ayaa dhacdadaas si kulul u cambaareeyay.
Waxay sheegeen inay nasiib darro tahay in sarkaal ka tirsan ciidamada booliska keydka ee KPR-ta uu noqday eedeysanaha falkaasi ku kacay.
Haweenkan oo caddaalad dalbanaya ayaa dhanka kale baaq u diray mas’uuliyiinta ay soo doorteen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here