DHAGEYSO:Haweenka soomaaliyeed oo lagula taliyay inay xoogga saaraan tacliinta

Haweenka Soomaaliyeed ayaa loogu baaqay inaysan isdhigan oo ay wax bartaan iyadoo dhanka kale bulshada loo soo jeediyay inay garab siiso oo ayna ku dadaasho horumarinta dumarka.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan dhameystiraya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here