DHAGEYSO:Hawl wadeenada caafimaadka Wajeer oo heegan ku jira si ay uga hortagaan cudurka CoronaVirus

Wasaarada caafimaadka dowlada hoose ismaamulka wajeer ayaa heegan sare ugu jirto sidii aay oga hortagi laheed caabuqa Corona virus
Warkan oo faah faahsan waxaa inoo haya wariyaheen Wajeer Cabdiraxmaan Mucaawiye

Guud ahaan Kenyaanka ayaa loogu baaqay inay ku dadaalaan nadaafadda oo ay mar walba gacmaha dhaqdaan si uusan uu saameynin jeermiska cudurka dilaaga ah Corona Virus.
Kenyaanka ayaa walaac xoogan muujinaya ka dib markii ay dowladda shalay ku dhawaaqday in dalka laga helay cudurkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here