DHAGEYSO:Hay’ada Bixinta sakawaadka Soomalaiya oo la hirgalinayo

Wasaarada diinta iyo awqaafta ee dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay dhawaan hirgalinayaan hay’ada gaar ah oo ka shaqaynaysa bixinta sakawaadka.
Wasiir ku xigeenka wasaarada diinta iyo awqaafta Soomaaliya Cismaan aadan dhuubow oo la hadlay Telefeshinka qaranka Soomaaliya ayaa sheegay inay wasaaradu wado qorshahaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here