DHAGEYSO:Hay’adda Mpesa Foundation oo qalab caafimaad ugu deeqday Samburu

Laba ka mid ah xarumaha caafimaadka ee ismaamulka Samburu ayaa waxaa qalabka loo adeegsado umusha ku wareejisay hay’adda M-PESA Foundation.
Deeqdan ayaa qeyb ka ah iskaashiga loogu magacdaray Uzazi Salama oo loola jeedo in hooyooyinka ay si nabad ah ku umulaan waxaana iska kaashanaya M-PESA Foundation, AMREF, Pharm Access iyo dowlad deegaanka Samburu si loo wajaaniyo caafimaadka dhanka dalmada.
Barnaamijkan oo sido kale lagu bixiyay mid ka mid ah baabuurta degdegga ee loo yaqaano Ambulance ayaa lagu qarash geliyay lacag dhan 19 milyan oo shilin.
Mid ka mid ah hooyooyinka ismaamulka Sambur oo dareenkeeda warbaahinta la wadaagtay ayaa tiri

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here