DHAGEYSO:Heshiis hordhac ah oo laga gaaray Colaado ka soo cusboonaaday deegaan ka tirsan gobolka Galgaduud

Waxaa Heshiis hor dhac ah laga gaaray colaad beeleedkii maalmihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanada Xananbuure iyo Qalaanqale ee oo ka wada tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.
Odayaasha dhaqanka,Haweenka iyo dhalinyaro ayaa ka hadlay muhiimada Nabadda iyo sida loogu baahan yahay in xal loo helo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here