DHAGEYSO:Hirgalinta axdiga haweenka Soomaaliya oo la gudo galay

Wasaaradda haweenka iyo Hormarinta Xaquuqul Insaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay gudagashay geedi socodka dajinta qorshe howleedka Qaranka ee fulinta axdiga haweenka Soomaaliyeed.
Wasiiradda Wasaaradda Haweenka iyo hormarinta Xaquuqul insaanka Soomaaliya Xaniifa Maxamed Ibraahim oo soo saartay war-saxaafadeed ku saabsan Sanad Guurada 20-aad ee ka so Wareegtay Markii Golaha amaanka ee Jimciiyada Qaruumaha ka dhexaysa ay dajiyeen Qaraarkii Tirsigiisu ahaa 1325 oo looga hadlayay Haweenka iyo Amniga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here