DHAGEYSO:Hogaamiyaasha ismmaulada xoola dhaqatada oo ka soo horjeestay nidaamka qeybsiga dhaqaalada dalka

Madaxda laga soo doortay ismaamullada Xoola dhaqatada dalka ayaa si adag uga soo horjeestay nidaamka la doonayo in dowlad deegaanada ay ku qaybsadaan dhaqaalaha.
Waxay sheegeen inaynan caddaalad ahayn in la adeegsado hannaan ku saleysan tirada dadweynaha ee ismaamul kasta ku nool.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here