DHAGEYSO:Hoos u dhac ka jiro suuqa xoolaha ee Dadaab

Waxaa hoos u dhac ballaaran laga dareemaya suuqa lagu iibiyo xoolaha nool ee xeryaha qaxootiga ee Dadaab taas oo loo sababeeyay culeeyska ka dhashay cudurka Covid-19 ee Coronavirus.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo dhameystiran noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here