DHAGEYSO:Hoos u dhac laga dareemaya suuqa geela ee Madogaashe Garissa

Waxaa suuq xumo iyo hoos udhac dhanka iibka geela laga dareemaya suuqa lagu gado geela ee magaalada Madogaashe ee dowlad deegaanka Garissa Mohamed Baaruud Hussein oo socdaal shaqo ku jooga degaanka Lagdeera ayaa warbixintan inoo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here