DHAGEYSO:Hooyo Biyamadoow ku sameysa dharka dumarka oo hoggaamiyaasha codsi u dirtay

Saxan Cabdi iimaan waa hooyo ku nool magaalada biyamadoow ee koonfurta wajeer waxay soo saartaa darka dumarka waxayna madaxda wajeer ka codsaneysaa in la caawiyo si ganacsigeeda ay u hormariso sida uu ku soo warramayo Cabdiraxmaan Mucaawiye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here