DHAGEYSO:Hooyo duruufo nololeed ay haystaan oo bulshada ka codsatay inay caawiyaan

Xabiibo Abukar Cabdille waa hooyo da’a ah oo ku nool xaafadda Korogocho ee magaaladatani Nairobi waxayna saaka noogu timid xarunta idaacadda Star FM iyadoo faahfaahin ka bixisay culeyska haysta baaqna u dirtay bulshada

Ibrahim Sheekh Cabdinuur oo ay daris yihiin hooyadan ayaa isna nooga warramay waxa uu ka ogyahay xaaladeeda nololeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here