DHAGEYSO:Hooyo Soomaaliyeed oo kunool xeryaha qaxootiga ee Dadaab oo gaajo u dhimaneyso

Waxaa laga deerinayaa nolasha hooyo Soomaaliyeed oo ku dhibaataysan xeryaha qaxootiga ee Dadaab oo muddo halkaas ku xanunsaneed.
Waxaa dhibkeeda wax looga qaban waayay gudaha xeryaha qaxootiga ee Dadaab.
Faahfaahinta qodabkan waxaa Dadaab ka soo diray Maxamad Baruud Xuseen.

Fadlan caawi Hooyadan dhiban Kala xiriir Nambarada kala ah: 0708094340 ama 0798180836

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here