DHAGEYSO:Hooyo uu canug ka xanuunsan yahay oo bulshada ka codsatay inay caawiyaan

Xaafida Cali Buulle waa hooyo haysato afar carruur oo agoon ah oo mid ka mid ah uu xanuunsan yahay muddo hal sano ah.
Waxay deggan tahay inta u dhexeysa xaafadaha South B iyo South C ee magaalada Nairobi.
Xaafida oo sido kale sheegtay in qoyskeeda uu wajahayo duruufo nololeed ayaa bulshada muslimiinta ah ka codsatay inay garab ku siiyaan daaweynta canuggeeda oo ay ku baxayso lacag dhan 150,000 oo shilin.

Waxaa sidoo kale xaaladda caafimaad ee canugga xanuunsan iyo nolosha qoyska Xaafida Cali Buulle nooga warrantay Faadumo Axmad oo ay daris yihiin.

Cidii dooneyso inay caawiso fadlan kala xariir:0791012919

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here