DHAGEYSO:Hooyooyinka Mandera oo baaq u diray wakiilkooda haweenka

Qaar ka mid ah hooyooyinka magaalada Mandera oo cabasho ka muujiyay xafiiska wakiilka haweenka ee dowlad deegaankaas Amina Geedow ayaa ugu baaqay inay fuliso ballanqaadyo ay u sameysay.
Xilli ay tageen xafiiska idaacadda Star Fm ee magaalada Mandera ayay sheegeen inay tabanayaan arrimo dhowr ah oo ay codsanayaan in wax laga qabto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here