DHAGEYSO:Hormarinta Ciidanka Booliska Soomaaliya oo laga hadlay.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyed Cabdi Xasan Maxamed ayaa sheegay inuu kulamo la qaatay Masuuliyiin kale duwan oo ka socda dalalka Soomaaliya arimaha Ciidanka Ka taageera kuwaasoo uu kala hadlay Hormarinta ciidamada Booliska Soomaaliyeed.
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed wuxuu sheegay inay dadaal ugu jiraan sara u qaadista tayada ciidanka Booliska ayagoo kaashanaya Saxiibadooda caawiya ciidamada Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here