Dhageyso:Hormarka degmada Bardaale oo lga shiray

Kulan shacabka degmada Berdaale ee gobolka Baay ay su’aalo ku weydiinayeen wasiiro ka tirsan Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Koofur Galbeed ayaa lagu qabtay degmadaas.
Wasiiro ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay inay diirada Saarayaan Hormarinta arimaha Waxbarashada,Caafimaadka,Wadooyinka iyo Nalaynta Magaalada.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here