DHAGEYSO:Howlgallada Likoni oo maanta dib u billaabanaya

Waxaa saaka la filayaa inay mar kale dib u bilowdaan howlgallada 12-kii maalmoo ee ugu dambeeyay ka socday badda Indian Ocean.
Galinkii dambe ee shalay ayaa la rajeynayay in ciidamada howlgalladda sameynaya ay soo saaraan baabuurkii ku dhacay badda xilli ay saarnayeen hooyo iyo gabadheeda.
Hasa ahaate afhayeenka dowladda dhexe Mr. Cyrus Oguna oo faahfaahin ka bixinayay sababha howshaasi loo hakiyay ayaa waxaa hadaladiisa ka mid ahaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here