DHAGEYSO:Howlgallo amni oo ka socdo Baydhabo

Ciidamada ammaanka Koonfur galbeed ayaa magaalada Baydhabo ka wada howlgallo lagu baaraayo gaadiidka dad weynaha iyo guryaha.
Mid ka mid ah ciidamada sirdoonka iyo nabadsugidda ee Koonfur Galbeed ayaa faahfaahin ka bixinaya howlgallada amni ee ay wadaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here