DHAGEYSO:Howlgallo amni oo ka socdo deegaanka Balanbal ee Galgaduud

Taliska guutada 15-aad ee qaybta 21-aad ciidamada xoogga dalka soomaaliya ayaa saaka mar kale deegmooyin hoos tago deegaanka balanbal ee gobolka Galgaduud waxaa ay ka wadaan howlgal la xiriira sidii si nabad ah ay ugu wada noolaan lahaayeen beelaha deegaanka oo qaarkood ay dhawaan dhex mareen dilal ku saleeysan aanooyin qabiil.
Taliyaha guutada 15-aad Jeneraal Mascuud Maxamed Warsame ayaa idaacadda star FM uga warramay waxaa uu howlgalka salka ku hayo iyo halka ay marayaan arrimaha ay ku guda jiraan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here