Dhageyso:Howlgalo ka fuliyay Kismaanyo

Ciidamada amaanka Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaladn ayaa Xaafado ka tirsan Magaalada Kismaanyo Waxay ka Fuliyeen Howlgalo amaanka Magaaladaasi laga Xaqiijinayay.
Mid ka mid ah Saraakiisha hogaaminaysay Howlagalada laga Sameeyay Magaalada Kismaanyo ee Xarunta gobolka Jubada Hoose ayaa Warbahainta Faahfaahin ka siiyay ujeedada Howlgalkooda.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here