DHAGEYSO:Imaam masaajid oo weerar lagu qaaday Gobolka Minnesota ee Maraykanka

Imaamka masaajidka daarul faaruuq ee ku yaalla Gobolka Minnesota Imaam Mohamed Mukhtaar ayaa lagu weeraray meel u dhaxaysa gurigiisa & masaajidka.

Waxaa sido kale dhacdadaan ka hadashay hay’adda u dooda xaquuqda muslimiinta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here