DHAGEYSO:In ka badan 20 qof oo uu daacuun ku saameeyay Wajeer

Wararka naga soo gaaraya ismaamulka Wajeer ee gobolka waqooyi bari ayaa sheegaya in cudurka daacuunka oo halkaas ka dillaacay uu soo ritay ilaa dhowr iyo labaatan qof.
Wariyahayaga ismaamulkaas Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa arrinkan ka wareystay xoghayaha wasaaradda caafimaadka ee dowlad deegaankaas Mr. Cabdullahi Muxumed Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here