DHAGEYSO:In ka badan 500 oo qoys oo ku barakacay Migori

Ugu yaraan 500 oo qoysas ah ayaa ku barakacay daadad saameeyay deegaanka Nyatike ee ismaamulka Migori.
Waxay dowladda dhexe iyo midda ismaamulka ka codsanayaan inay gurmad degdeg ah u fidiso.
Qaar ka mid ah qoysaska fatahaadaha ka dhashay roobabka xooggan ee da’ay ku barakacay ayaa dareenkooda sidatan u muujiyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here