DHAGEYSO:Isbitaalka Kumaxumaato oo daawooyin la geeyay

Waxaa daawooyin la gaarsiiyay isbitaalka tuulada Kumaxumaato ee deegaanka Dadaab oo in muddo daawo la’aan ay ka jirtay sida uu ku soo warramayo Maxamad Baaruud Xuseen .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here