DHAGEYSO:Iskuduwaha ammaanka ee waqooyi bari oo si adag uga hadlay faraxumeynta dumarka

Iskuduwaha ammaanka ee gobolka waqooyi bari Mr. Nicodemus Ndalana oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Star ayaa digniin adag u diray cid kasta oo ku lug lahaata faraxumeynta dumarka iyo gabdhaha yaryar.
Isagoo tusaale u soo qaatay mid ka mid ah dhacdooyinkii dhawaan laga soo tabiyay gobolka ayuu sheegay in dowladda aynan marnaba falalka noocan ah u dulqaadan doonin oo tallaabo sharciyeed laga qaadaya dambiilayaasha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here