DHAGEYSO:Ismaamulka Garissa oo faahfaahiyay dacwad ay maxkamaddu gabagabeysay

Dowladda ismaamulka Garisa ayaa faahfaahin ka bixisay kiiska dhawaan maxkamada sare laanteeda ismaamulkaas lagu soo gabagabeeyay.
Waxaa kiiskaas maxkamadda geeyay qandaraaslayaal doonaya in la siiyo lacago ka maqan kaddib mashaariic ay fuliyeen.
Ismaaciil Dhabar oo ah xeer ilaaliyaha ismaamulka Garissa ayaa saxaafada faafaahin ka siiyay dacwadda ,sida uu kiiskan ku soo billowday iyo waxyaabaha lagu saleeyay go’aankii maxkamadda ka soo baxay .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here