DHAGEYSO:Ismaamulka Garissa oo faahfaahiyay kiisaska coronavirus ee laga xaqiijiyay Dadaab

Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee ismaamulka Garissa Axmad Nadiir Cumar

Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee ismaamulka Garissa Axmad Nadiir Cumar ayaa faahfaahin ka bixiyay saddax qof oo ku kala sugan xeryaha qaxootiga ee IFO iyo Xagardher ee deegaanka Dadaab oo wasaaradda caafimaadka ay shalay galab shaacisay in laga helay cudurka COVID -19 .
Axmad Nadiir oo u warramay idaacadda Star FM ayaa waxaa hadaladiisa ka mid ahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here