DHAGEYSO:Ismaamulka Mandera oo laga hirgeliyay adeegga dhaqidda killiyaha

Isbitaalka guud ee ismaamulka Mandera ayaa waxaa laga hirgeliyay adeeg loogu talagalay in lagu nadiifiyo killiyaha bukaanka qabo xanuunkan.
Barnaamijkan ayaa ah mid culeys ka qaadaya dadweynaha oo qaarkood marka ay adeegga noocan oo kale ah ay u baahdaan ay dantu ku qasbi jirtay inay magaalooyin kale u safraan.
Barasaabka dowlad deegaanka Mandera ee gobolka waqooyi bari Cali Ibraahim Roba ayaa faahfaahinaya adeeggan xariga laga jaray iyo heerka howlaha caafimaad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here