DHAGEYSO:Ismaamulka Wajeer oo faahfaahiyay sida uu ugu diyaar garoobay la tacaalidda cudurka Covid-19

Guddoomiyaha ismaamulka Wajeer Maxamad Cabdi Maxamuud ayaa sharraxay dadaallada ilaa iyo hadda ay sameeyeen ee ku aaddan ka hor tagga cudurka Covid-19 iyo sido kale qalab caafimaad oo loogu deeqay.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo dhameystiran noo soo diray

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here