DHAGEYSO:Ismaamulka Wajeer oo xal u raadinaya macallin yarida jirta

Xoghayaha dowladda ismaamulka Wajeer iyo mas’uuliyiin kale oo badan ayaa galinkii dambe ee shalay tagay dugsiga sare ee wiilasha Magaalada Wajeer halkaasoo ay goor dhow ka billaabi doonaan inay wax baraan ardayda dugsigaasi maadaama ay horay barayaal u soo ahaayeen.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here