DHAGEYSO:Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Norway oo Ciid u uruuriyay agoonta Soomaaliyaku nool

Mawaadiniin Soomaaliyeed oo Ku nool dalka Norway ayaa iska soo aruuriyay lacag dhan 7.000 (todoba kun oo dollar ah) taasoo ay ugu tala galeen in lagu ciidsiito caruurta agoonta ah ee ku nool Gobolada kala duwan ee dalka Soomaaliya.
Aqaar ka mid ah xubnaha Ururka Gurmada iyo Gargaar oo lacagtaan soo uruuriyay ayaa warbaahinta la hadlay waxay Ciid wanaagsan u rajeeyeen caruuta agoonta ah eek u nool gudaha dalkooda Hooyo ee Soomaaliya kuwaasoo markasta u baahan garab istaaga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here