DHAGEYSO:Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed oo soo bandhigtay deeqo waxbarasho

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa waxay soo bandhigtay deeq waxbarasho oo ay ka heleen Midowga Yurub taas oo ay ka faa’iidaysanayaan ardayda Jaamacada.
Masuuliyiinta Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed ayaa waxay sheegeen inay ku faraxsan yihiin deeqdaan ay Midowga Yurub ka heleen waxayna Tilmaameen inay ardayda Soomaaliyeed ee 30-kii sano ee la Soo dhaafay heerkooda waxbarashada qabado badan Wajahaysay hadsa si wanaagsan uga fa’iidaysan doonaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here