DHAGEYSO:Jidadka Xiran oo gobolada Soomaaliya oo la isku furayo.

Wasiirka wasaarada gaashaandhiga Soomaaliya Xassan Maxamed Cali Amardanbe iyo madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/casiis Xassan Maxamed Lafta Gareen ayaa sheegay inuu dhawaan bilaami doono howlgal ka dhan ah dagaalameyaasha Al-shabaab oo laisugu furayo wadooyinka Go’doonsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here