DHAGEYSO:Jidgooyooyin la dhigay agagaarka afgooye oo laga cabanayo

Gudoomiye ku xigeenka arimaha Bulshada ee maamulka degmada Afgooye ee gobolka shabeelada Hoose C/laahi tuugane oo maanta Magaalada Afgooye warbaahinta kula hadlayay ayaa sheegay in jidgooyooyin badan Magaalada afgooye la soo dhigay ayna shacabku dhibaato ku qabaan isagoo madaxda dalka Soomaaliya ugu saraysa ugu baaqay inay arintaas wax ka qabtaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here