DHAGEYSO:Kalkaaliyaasha Tana River oo dibadbax sameeyay

Kalkaaliyaasha ka howlgalo isbitaallada ismaamulka Tana River ee gobolka xeebta ayaa dibadbax dhigay .
Waxay socdaal ku tageen xarunta golaha hoose ee Tana River balse waxaa lagu wargeliyay in wakiillada ay fasax ku maqan yihiin.
Kalkaaliyaasha ayaa cabasho ka muujinaya inaynan weli helin mushaaraadkii bishii toddobaad ee sannadkan.

Shaqa joojinta ay sameyeen ayaa saameyn ku yeelatay bixinta adeegyada caafimaad ee ismaamulka Tana River .

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here