DHAGEYSO:Kallumeysatada Lamu oo la diiwaangelinaya

Waxaa la diiwaangelinayaa ku dhawaad 6,000 oo ah kallumeysatada ismaamulka Lamu ee gobolka xeebta.
Waxaa la siinaya aqoonsi fududeynaa in ciidamada ammaanka ay durbaba gartaan si aan loogu xadgudbin gaar ahaan saraakiisha qaabilsan ilaalinta badaha dalka.
Maxamad Mwachausa waa madaxa shirkadda SFCG ee barmaamijkan gulinaysa wuxuuna sheegay inay doonayaan in xal loo helo khilaafka soo kala dhex galo kallumeysatada iyo ciidamada

Qaar ka mid ah kallumeysatada Lamu ayaa arrinkan si weyn u soo dhaweeyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here