DHAGEYSO:Kenya ma ku guulaysan doontaa beddelidda lacagta dalka?

Waxaa maalmo kooban ay naga xigaan waqtiga kama dambeyska ah ee ay dowladdu u qabatay shacabka si ay u beddeshaan lacagta 1000-ka shilin ee hore oo ayna qaataan midii la soo bandhigay 1-dii bishii lixaad ee sannadkan.
Kenya ma aha wadankii ugu horreeyay caalamka ee lacag beddel sameeyo, haddaba ma lagu guulaysan doonaa?
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee Nairobi Farxaan Cali Mukhtaar ayaa warbixintan ku eegaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here