DHAGEYSO:Khasaare nafeed oo ka dhashay qiso Jaceyl xerada qaxootiga ee Xagardheer

Gabadha Aabaheed

Waxaa xeryaha qaxootiga ee Dadaab gaar ahaan xerada Xagardheer dhawaan ka dhacay qiso jaceyl oo hal qof nafstiisa ku waayay mid kalana u falkaas dhaawac ka soo gaaray uu hadda isbitaalka ugu jiro arrintan oo ay si aad ah u hadal hayaan bulshada qaxootiga sida uu faahfaahinayo Maxamad Baaruud Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here