DHAGEYSO:Kiisaska coronavirus ee caalamka oo ku dhow 9 milyan

Waxaa sare u sii kacday tirada kiisaska caabuqa corona ee caalamka laga xaqiijiyay waxayna hadda tahay ugu yaraan 8.9 milyan.
Ugu yaraan 4.4 milyan ayaa cudurka Covid-19 ka caafimaadday waxaana u dhimatay in ka badan 467,000 kale sida laga soo xigtay jaamacadda Johns Hopkins University.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here