DHAGEYSO:Kiiskii ugu horreeyay ee coronavirus oo laga xaqiijiyay Taita Taveta

Dowladda ismaamulka Taita Taveta ee gobolka xeebta ayaa shaaca ka qaadday inay diiwaangelisay xaaladii ugu horreysay ee la xiriirta caabuqa coronavirus.
Qofka uu cudurka saameeyay ayaa ka mid ah wadayaasha baabuurta xamuulka.
Bukaanka ayaa hadda ku jiro qeyb gaar ah oo ka tirsan isbitaalka weyn ee deegaanka Voi.
Kiiska la xaqiijiyay waxaa warbaahinta u sheegay wasiirka caafimaadka ee dowlad deegaanka Taita Taveta John Mwakima.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here