DHAGEYSO:Koox haween oo Kismaayo ku sameya hilibka luqmadda

Waxaa magaalada Kismaayo ee dowlad goboleedka Jubbaland ka jiro koox haween oo la magac baxay Kulmiye Women Group oo soo saaro hilibka yaryar ee oodkaca
Haddaba sideey kooxdan ku billaabatay.
Maandeeq Xuseen Ibraahim ayaa warbixintan ku eegaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here