DHAGEYSO:Ku xigeenka madaxweynaha dalka oo baaq u diray Kenyaanka

Hoggaamiyaha labaad ee dalka William Ruto oo booqasho ku tagay deegaanno ka mid ah ismamaulka Nyali ayaa ugu baaqay Kenyaanka in lagu kala qeybinin siyaasadda oo ayna iska fogeeyaan qabyaaladda.
Hadalkan ayuu jeediyay Dr Ruto xilli ay la socdeen xildhibaano uu ka mid yahay Maxamad Cali oo laga soo doortay Nyali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here