DHAGEYSO:Ku xigeenka ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo kulan tacsi ah la qaatay ehelada Cali Khaliif Galaydh

Sii hayaha Xilka Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed “Khadar” ayaa casuumad u sameeyay qoyska Allaha naxariistee Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr. Cali Khaliif Gallaydh.
Mahdi guulleed Qadar sii haya Xilka Ku xigeenka Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed looga baahan yahay isku soo dhawaansho iyo isdhexgal si ay danta guud uga wada shaqeeyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here