DHAGEYSO:Kulamo nabadeed oo ka socday Banisa oo la soo gabagabeeyay

Waxaa soo idlaaday kulamadii lagu xallinayay khilaaf ka dhaxeeyay laba beelood oo wada dega deegaanka Banisa ee ismaamulka Mandera.
Odayaasha labada dhinac ayaa ku heshiiyay qodobo dhowr ah oo midnimada iyo wadajirka lagu xoojinayo sida uu ku soo warramayo Maxamad Cabdiqaadir

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here