DHAGEYSO:Kulan ku saabsan cimillada oo Mombasa lagu soo gabagabeynaya

Waxaa magaalada Mombasa ee gobolka xeebta maalinkii saddexaad ka socdo oo maanta la soo gabagabeynayaa shir ku aaddan isbeddelka ku yimaado cimillada .
Kulankaas oo ay ka qeyb galayaan xubno ka tirsan baarlamaannada bariga qaaradda Afrika ayaa sido kale lagu eegaya la tacaalidda ayaxa qeybo ka mid ah wadanka saameeyay.
Mid ka mid ah mas’uuliyiinta shirka ka qeyb galaya ayaa warbaahinta faahfaahin ka siiyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here