DHAGEYSO:Kulan ku saabsan nadaafadda oo ka dhacay Mandera

Ismaamulka Mandera ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay nadaafadda iyo ka hortagga cudurka daacuunka.
Waxaa idaacadda Star FM shirkaasi iyo arrimihii diiradda lagu saaray uga warramay Maxamed Yuusuf oo ah madaxa xafiiska faya dhowrka Mandera oo kulanka soo qabanqaabiyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here