DHAGEYSO:Kulan ku saabsan saameynta roob ka da’ay muqdisho oo la qabtay

Maamulka gobolka Banaadir iyo maamulada degmooyinka ayaa yeeshay kulan looga hadlayay xal u helida saameenyta uu geeystay Roobkii Muqdisho ka da’ay.
Guddoomiye ku xigeenka howlaha guud ee gobolka Banaadir Cumar Cali Cabdi, guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada ee gobolka Banaadir Basra Caamir ayaa arrinkan ka hadlay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here