Dhageyso:Kulan lagu Codsanayay Sare u qaadida qoontada Haweenka oo Gaalkacyo lagu qabtay

Kulan looga hadlayay sare u qaadista doorka haweenka ee ka qeyb galka golaha deegaanka Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug ayaa lagu qabtay magaaladaas.
Kulankaan ayaa waxaa ka Soo qaybgalay Wasiirada Amniga,arimaha gudaha,Haweenka,Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Maamulka Galmudug,Ururada Haweenka iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada.
Wasiiradii ka tirsanaa Maamulka Galmudug ee halkaasi ka hadlay ayaa isla qiray muhiimada ay leedahay in sare loo qaado doorka Haweenka ay hay’ada dowlada si haweenku u noqdaan kuwo ka dhexmuuqda Xafiisyada dowlada.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here