DHAGEYSO:Kulan lagu dhiiragalinayo haweenka iyo siyaasadda oo Muqdisho lagu qabtay

Kulan looga hadlayey qoondada haweenka ee arrimaha siyaasadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
Kulankaan ayaa waxaa ka soo qaybgalay qaar ka mid ah gabdhaha Xildhibaanada ee ku jira goleyaasha Dowladda,Gabdhaha ku jira Maamulka Gobolka Banaadir iyo ururada haweenka Soomaaliya iyo Xubno kale waxaana dhamaan Haweenka Soomaaliyeed lagu booriyay inay kaalin mug leh ka qaataan arrimaha siyaasadda oo ay is muujiyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here